Inaad naftaada howl galiso
Qofka waxaa looga baahanyahay in uu juhdi badan ku bixiyo si uu uga gun gaari lahaa waxaa uu hiigsanaayo isla markaana uusan naftiisa
waxba ka reeban.
Inaad garato awooda aad leedahay
Mararka qaar waxaa dhacda in qofka uu asiga isyiraahdo maya heerkaan wali ma aadan gaarin ka joog iyadoo ay dadka la dhacsanyihiin ama
ay layaabanyihiin heerka aad gaarsiisantahay, mar walbo
Akhrinta Qisooyinka
Qofka mar walbo uu wax akhriyo mar walbo uu caqligiisa koro, khaasatan qisooyinka waxaa kaaga baxaya qof hebel sidee ayuu ku gaaray
heerkaas marka aad akhriso dhibta ay soo mareen waxaa kuu fududaaneyso inaad fahanto waxa ku heysta heerka ay gaarsiisanyihiin isla
markaana aadan kaligaa rafaadka soo marin.
Inaad la saaxiibto qof hamigiisa sareeyo.
Dadka hamigooda sareeyo oo aad la saaxiibto waxey ka dhigantahay in ay sameeyn kugu yeelan karaan oo dhan walbo, hadii aad qof
hamigiisa hooseeyo la saaxiibto adna sida qofkaas oo kale ayaad hoos ula dageeysaa.