Gabay: Axadii – Abwaan Hadraawi
Waa lay addimey Axaddii sidaan Kuu eegayee Araggeeda taan Ku il-doogsadaay Ma illawsan tahay Axdigaad martiyo Meeshaad I tidhi Waan imanayaa. Immisaad farriin Ergo […]
Waa lay addimey Axaddii sidaan Kuu eegayee Araggeeda taan Ku il-doogsadaay Ma illawsan tahay Axdigaad martiyo Meeshaad I tidhi Waan imanayaa. Immisaad farriin Ergo […]
Gabay: Caraweelo – Abwaan Hadraawi Ooshu waa halkeedii Cirku waa engegan yahay Naxariisi kama iman Dhulku waa arradan yahay Oogadiisu damac ma leh Waa abaar […]
Gabay: Baaq – Abwaan Hadraawi Adigoon cirka u bixin Ama boodin leexada Ama badaha waaweyn Nafta aan ku biimayn Baariis adaan tegin Ama Boon ka […]
Gabay: Arag Maqal – Abwaan Hadraawi Ergaduu farriintiyo Ku adkekeyey heestee Egmadaanu kulanoo Looxii ilhaankaamkaan Sida uurku baalaha Indhahayga saaroo Warku waa ammaanee Adna Maxamed […]
Gabay: Baladweyn – Abwaan Hadraawi Bi’i waa jacaylow Boodhari inuu diley Been baan u haystee Bi’i waa jacaylow Boog aan la dhayinoo Cidi baanan karino […]
Gabay: Anuun baa hooyadaa ah – Abwaan Hadraawi Hunguri calafbaa xukuma Hantina dhaqanbaa shushuba Dadkana hiddihiisa guud Wixii la hayaa dhexyaal Xaq iyo u-hal-buuxintiisa Habboonkiyo […]
Gabay: Jaceyl Dhiig Ma Lagu Qoray – Abwaan Hadraawi Jacayl dhiig ma lagu qoray Weli dhuux ma loo shubay Qofna saanta dhabarkiyo Ma u dheegey […]
Gabay: Amal Amaan Dumar Abwaan Hadraawi Dadku kala ayaan roon Ama kala aqoon dheer Ama kala asluub weyn Hadaan eed la doonayn Ama deeq Illaahay […]
Gabay: Hooyo Abwaan Hadraawi Hooyooy la’aantaa Aduunyadu hubaashii Habeen kama baxdeenoo Iftin lama heleenoo Dadku uma hayaameen Xiddig hawd ka lulatoo Sida haad ma fuuleen […]
Copyright © 2024 | Baraare.net