Geeraar Amaan Raxmo
Geeraar Amaan Raxmo.
Gabdhihii Ambiyadiyo
ka sokoow asxaabtii
Raxmooy adiga oo kale
Ifka hooyo mey dhalin
uur laguma soo sidin
lamma soo abaabibnin
Aabba muu gardaadinin
ragna Arad ummey noqon
timmaheeda muu arag
araxdeeda...
Gabay Luxudkaan – Cilmi Boodhari
Gabay Luxudkaan - Cilmi Boodhari
Luqun madoobe awrkuba kolkuu laacdan baranaayo
Isagaa u laakima badnaa laqanka xoolahe e
Hadba qaalmo laacdan ah wuxuu luqun jibaadhaba
Lix intaanu jirin...