Gabay Hudhud – Abwaan Hadraawi
Gabay Hudhud – Abwaan Hadraawi Boqorkay huq iyo ciil Hagardaamo lumisow Hadimada kalgacalka leh Cilmigii u hoydow Heesaha baroorta ah Halqabsiga jacaylkow Hambalyiyo salaan iyo […]
Gabay Hudhud – Abwaan Hadraawi Boqorkay huq iyo ciil Hagardaamo lumisow Hadimada kalgacalka leh Cilmigii u hoydow Heesaha baroorta ah Halqabsiga jacaylkow Hambalyiyo salaan iyo […]
Gabay: hambaber Abwaan Hadraawi Habeenada weysha Dhurwaa habarteeda Dorraad ku hiraabtay Haan-haabadka naaska Haaneed ka deyeysa Nirgaa hugun yuuska Halkii lagu ooday Hammuunta ka yaw […]
Gabay: God Madow Abwaan Hadraawi Dumar geesi dhaaxay Gooyeen heddiisoo Ragna garabsi moodkood Ka gaboobi maayee Gunburreyda hoosaan Gurrac uga jarmaadoo Darantiyo gulaankaan Gebagebo ku […]
Gabay: Goljano Abwaan Hadraawi Wakhtigaa is gurayoo Hadba xaajo godadliyo Ged la soo baxaayoo Garashada damqaayoo Gudgudaa hillaaciyo Geydha iyo fooraha Xasan Ganey ladhkiisii Goljannaa […]
Gabay: Daryeel Abwaan Hadraawi Markaan daafta hoosiyo arko daymo-bogashada ararha la daadshiyo dhirta lagu daleeyiyo waxa buuro daah wayn lagu daabay ciidiyo bado laba dibleeyaa […]
Gabay: Cajeb Abwaan Hadraawi Cajebey cajiibeey Cawo iyo ayaaneey Caqligaad xadaysaa Caku barashadaadii Iyo caabuqaagee Sida faras cag fududoo Cadda-horor yaqaannoo Gulufkiyo colaadaha Ninka lihi […]
Waa lay addimey Axaddii sidaan Kuu eegayee Araggeeda taan Ku il-doogsadaay Ma illawsan tahay Axdigaad martiyo Meeshaad I tidhi Waan imanayaa. Immisaad farriin Ergo […]
Gabay: Baaq – Abwaan Hadraawi Adigoon cirka u bixin Ama boodin leexada Ama badaha waaweyn Nafta aan ku biimayn Baariis adaan tegin Ama Boon ka […]
Gabay: Amal Amaan Dumar Abwaan Hadraawi Dadku kala ayaan roon Ama kala aqoon dheer Ama kala asluub weyn Hadaan eed la doonayn Ama deeq Illaahay […]
Gabay: Hooyo Abwaan Hadraawi Hooyooy la’aantaa Aduunyadu hubaashii Habeen kama baxdeenoo Iftin lama heleenoo Dadku uma hayaameen Xiddig hawd ka lulatoo Sida haad ma fuuleen […]
Copyright © 2024 | Baraare.net