erayo naxariis badan oo jacayl Qeybta 1aad (Dumar)

erayo naxariis badan oo jacayl

Qoraalkaan waxaad kaga bogan doontaa erayo naxariis badan oo jacayl part 1 oo aad u diri karto lamaantaada jaceylka.

Fariintaan ayaad u diri kartaa qof dumar ah oo aad jeceshahay isla markaana aad dooneyso in erayo naxariis badan aad la wadaagto sida subixi marka aad soo kacdo oo kale.

 

Ka bogasho wacan

erayo naxariis badan oo jacaylIn aan adiga kaa fikiro waxaa ay dhoola cadeyn kasoo saartaa wajigeyga.

erayo naxariis badan oo jacaylWaxaan doonayaa in aan isla wada duqoowno waqtina wada qaadano.

erayo naxariis badan oo jacaylMar walbo oo ay gacmaheena istaabtaan waxaan dareemaa jiririco, marwalbo aan is amaano, waxaan dareemaa in aan joogo meesha ugu sareyso caalamka, waan ku jeclahay macaanto

erayo naxariis badan oo jacaylWaxaa tahay qofka ugu quruxda badan jir ahaan iyo caqli ahaan, waxaan ahay qof nasiib badan maadama aad tahay lamaanteyda.

erayo naxariis badan oo jacaylWaxaa tahay jaceylkeyga dhabta ah, waxaa tahay nolosheyda.

erayo naxariis badan oo jacaylIga gudoon malyuumaad shumis ah, waxaa tahay gabadha ugu wanaaga badan.

erayo naxariis badan oo jacaylHadii la i weydiiyo gabar sidee ah ayaad ka heshaa? ma garan karo erayo aan kugu cabiri karo, waxaa ka sara martay dhamaan waxa lagu qiimeyn lahaa qof wanaagsan.

erayo naxariis badan oo jacaylQuruxdaada, caqligaaga, naxariistaada ayaa maalin walbo iga dhigta in aan ku jeclaado, waxaa ii tahay wax walbo.

erayo naxariis badan oo jacaylMararka qaar waxeey ila muuqataa inaan riyoonaayo, hadana waxaa igu soo dhacdo in ay dhab tahay, Waad ku mahadsantahay inaad mideeyda aa tahay.

erayo naxariis badan oo jacaylWaxaan rabaa inaa kaa dhigo gabadha ugu farxada badan dunida oo idil.

erayo naxariis badan oo jacayl

Kala soco www.baraare.net qeybta 2aad ee erayo naxariis badan oo jacayl