Qoraalkaan waxaad kaga bogan doontaa erayo naxariis badan oo jacayl part 2 oo aad u diri karto lamaanahaaga jaceylka. Fariintaan ayaad u diri kartaa qof dumar ah oo aad jeceshahay isla markaana aad dooneyso in erayo naxariis badan aad la wadaagto sida subixi marka aad soo kacdo oo kale.
Ka bogasho wacan
Waxaa ii tahay wax walbo, waxaan aad ugu faraxsanahay jaceylkaad ii qabto iyo taageeradaada.
Waxaa ii tahay iftiinka nolosheyda, aad ayaan kuu jeclahay macaane.
waxaa tahay awoodeyda, waxaa tahay ilaaliyaheyga, waxaa tahay boqorkeyga, waxaa tahay ninka ay dumar walbo rabaan in ay helaan.
Waxaan dareemayaa cidlo la’aantaa.
Waxaan jecleeystay qaabka aad ii fiirineyso, waxaad i dareensiisay in agtaada aan qiimo ka leeyahay.
Waxaad i dareensiisay in aan ahay gabadha ugu qiimaha badan dunida.
waxaa tahay wax walbo oo aan rabay.
kun jeer ayaan dib kuu jeclaan lahaa, hadii aan maanta isbaran laheyn.
Subax walbo marka aan soo kaco waxaa alle kaga mahadceliyaa in uu iiga kaa dhigay xaajigeyga.
Waan ku jeclahay, wax walbo oo kaa hor imaado waxey doonaan ha noqdaan, garabkaaga ayaa ahay.
Waxaa tahay jaceylkeygi ugu horeeyay iyo Jaceylkeyga kaliya.
Waxaan dareemaa amaan iyo xasilooni marka aan garabkaaga joogo, waan ku jeclahay macaane.