
Gabay amaan dumar , Gabay Jaceyl heego muuq dheer – Abwaan Hadraawi
Gabay amaan dumar , Gabay Jaceyl heego muuq dheer – Abwaan Hadraawi Is helloo gabadhii is heli-mayno Huminnoo taladii hunsami weyday Halyeynimadayda kuma hadhin Hayntayda […]
Gabay amaan dumar , Gabay Jaceyl heego muuq dheer – Abwaan Hadraawi Is helloo gabadhii is heli-mayno Huminnoo taladii hunsami weyday Halyeynimadayda kuma hadhin Hayntayda […]
Gabay: hambaber Abwaan Hadraawi Habeenada weysha Dhurwaa habarteeda Dorraad ku hiraabtay Haan-haabadka naaska Haaneed ka deyeysa Nirgaa hugun yuuska Halkii lagu ooday Hammuunta ka yaw […]
Gabay: Haatuf Abwaan Hadraawi Cilmi sow hoggiisii hindisuhu imuu geyn Hambalyiyo salaan iyo Sow hees umaan tirin Hakan uu ku noo yahay Hanti wuxu guddoontee […]
Gabay: Hablaha Geeska Abwaan Hadraawi Ma geyoon ma gamashiyin Ma gommodin ma gaagixin Ma gabloobin maan gudhin Mana gabin halkaygii Gabaygiina maan deyn Geeraarradaydii Imminkaan […]
Gabay: Durdur Abwaan Hadraawi Maansaba dir bay leedihiyo daabac gooniyahe Ninba wuxuu ka doontaa halkuu gaar u daaqsado e Dadka uma gudboonee ragbay duuunyadiis tahaye […]
Gabay: God Madow Abwaan Hadraawi Dumar geesi dhaaxay Gooyeen heddiisoo Ragna garabsi moodkood Ka gaboobi maayee Gunburreyda hoosaan Gurrac uga jarmaadoo Darantiyo gulaankaan Gebagebo ku […]
Gabay: Goljano Abwaan Hadraawi Wakhtigaa is gurayoo Hadba xaajo godadliyo Ged la soo baxaayoo Garashada damqaayoo Gudgudaa hillaaciyo Geydha iyo fooraha Xasan Ganey ladhkiisii Goljannaa […]
Gabay: Hal-abuur Abwaan Hadraawi Hal-abuurku waa geed Hufanoo udgoonoo Higil iyo caleen iyo Hoobaani fuushoo Ubaxuna kor iyo hoos Hilqadaha ku dhigayoo Hadh qabow ku […]
Gabay: Gabadh Madow Abwaan Hadraawi Goonyahaygu waa dhagar guudkaygu waa xeel garayskaygu waa seef guntigaygu waa ciil gudahaygu waa yool Weligay gu� iyo dayr guul […]
Gabay: Daryeel Abwaan Hadraawi Markaan daafta hoosiyo arko daymo-bogashada ararha la daadshiyo dhirta lagu daleeyiyo waxa buuro daah wayn lagu daabay ciidiyo bado laba dibleeyaa […]
Copyright © 2025 | Baraare.net