
Gabay: Gardarriyaa – Cilmi Boodhari
Gabay: Gardarriyaa – Cilmi Boodhari Intaan adiga kugu gooniyaa geed hadaan la hadlo Ama aan gawaan qodayo may gama’sanaateene Gaalada ha joogtee sidaan gacal ma […]
Gabay: Gardarriyaa – Cilmi Boodhari Intaan adiga kugu gooniyaa geed hadaan la hadlo Ama aan gawaan qodayo may gama’sanaateene Gaalada ha joogtee sidaan gacal ma […]
Gabay: Heeska Caashaqa – Cilmi Boodhari Waxaan huguguf leeyaba dhakhsaan ku hor imaadaaye Sida halo kareebaan saqdhexe soo horanayaaye Sida ubadku hooyada u tabo kuu […]
Gabay: Waa lay Warrami – Cilmi Boodhari Hooyaalayeey gabayga waa lagu wanaajaaye Anna waayirkiisaan ahee waano iga qaata Weegaarka caadku waa indhaha walalac beeneede Waxku-aragu […]
Gabay: Calaacal ah – Qariya Laabtiina – Cilmi Boodhari Hadday ili wax qabanayso o lagu qaboobaayo Ama qurux la daawado mar uun aadmi ku qancaayo […]
Gabay: Murugo – Cilmi Boodhari Nimanyahow gabay waa murti iyo maaran kala waaye Rag uun baa maroor wax u tusoo kaygu waa malabe Sida Sheekh […]
Gabay Calaacal: Allahayow – Cilmi Boodhari Allahayow afkaygiyo sidaan aadmiga u eeday Marka horaba anigaa sahwiyay inaadeerowe Ooduba xigteey leedihiyo ubaxa geedaha e Abtiyaaladay baa […]
Gabay: Hillaac – Cilmi Boodhari Inaadeer hagaagtaye haddaad hilinka sii qaadid Hataq iyo Illaah kuguma rido hogobihii Sheekhe Mid hubsiimo badan baad tahoo halo la […]
Gabay – Sahwi – Cilmi Boodhari Marka horeba anigaa sahwiyey Ina-Adeeroowe Ooduba xigtay leedihiyo ubaxa geedaaye Abtiyaaladay baa ii ekaa inaan adeecaaye Ammaantii Ugaadh Cumar […]
Gabay – Sidii Geel Harraadoo – Cilmi Boodhari Sidii geel harraadoo wax badan hawdka miranaayey Oo haro la soo joojiyoo kureygu heegaayo Oo hoobey loo […]
Gabay Calaacal ah – Caashaqa Haween – Cilmi Boodhari Caashaqa haween waa horaa Caadil soo rogaye Sayidkii carshiga fuulay iyo Caliba soo gaadhye Caruurtay sideen […]
Copyright © 2025 | Baraare.net